muqalkaan waxa ugahadlaya AWS. Waa maxay AWS? Sidey ushaqeysa, sidee kuabaran kartaa, iyo macluumad kalo oo muhim ah muqalka ayaad kudaawan donta.
Waa maxay Cloud Computing: https://youtu.be/jUsoi9os9X8
Muqaalo kale oo tayo leh:
*Siduu ushaqeeya Internet-ka ? https://youtu.be/Z_3JAe6M_-U
* Waa maay Network? https://youtu.be/oael410Kj64
* Waa maxay IT (Information Technology)? https://youtu.be/3JLRj0zZmaE
* Waa maxay Programming : https://youtu.be/oW7tNGoTEKo
#AWS #CloudComputing
